Guddoomiye Kuxigeenkii Shabeelada hoose ayaa Maanta Bam loogu xiray gaarigiisa

Waxaa maanta ka dhacay qarax agagaarka Jidka Tribuunka qaraxaas oo lala beegsday Kuxigeenka Guddoomiyaha Shabeelada Hoose Mudane Axmed Cumar Waxaana la rumaysan yahay in qaraxaasi ka dhashay waxyaabaha qarxa oo Guddoomiye kuxigeenka loogu xiray gaarigii uu watay. Qaraxaas oo burburiyey gabi ahaanba gaarigii waxaa ku dhaawacmay guddoomiye ku xigeenkii Shabeelada Hoose Mudane Axmed Cumar oo … Continue reading Guddoomiye Kuxigeenkii Shabeelada hoose ayaa Maanta Bam loogu xiray gaarigiisa